Istiraatiijiyadda Hannaanka sugitaanka Amniga Muqdisho oo lasoo bandhigay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hey’adaha amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlay sugidda amniga caasimadda Muqdisho. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen madaxda Booliiska, Nabadsugidda, Gobolka Banaaid iyo Xafiiska Amniga Qaranka ayaa waxa ay ku soo bandhigeen Istiraatiijiyadda hannaanka sugidda amniga … Continue reading Istiraatiijiyadda Hannaanka sugitaanka Amniga Muqdisho oo lasoo bandhigay (Sawirro)